Home Wararka Maanta Shaqaalaha oo loo kordhinayo Mushaharka iyo Saacadaha Shaqada

Shaqaalaha oo loo kordhinayo Mushaharka iyo Saacadaha Shaqada

0

Dhibaatada uu keenay Corona ayaa wali ka socota Dalka Sweden waxaana Magalaada Stockholm ku adag Shaqaalaha Caafimaadka iyadoo taasi lagu sameeyay isbadal.

Isbadala Cusub waxaa kamid ah Kordhinta Saacadaha Shaqada iyadoo Qof uu Shaqeen karo 48 Saac iyo ka badan Isbuucii.

Qofka Shaqeeye oo Saacado dheeraad ah oo Lacag dheeraad ah lagu siinayo Saacadaha dheeraadka uu shaqeeyay Iyadoo la jibaarayo lacagta waqtigaasi dheeraadka.

Sidoo kale Waxaa Shaqaalaha laga Qaadan karaa Magaalada Stockholm iyadoo Degmooyinka kale ay tagi karaan si amaah ah.

Somaliska Stockholm

Waxaa turjumay Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here