Home Wararka Maanta Norway oo war kasoo saartay Safarada Dibada ee Xayiran

Norway oo war kasoo saartay Safarada Dibada ee Xayiran

0

Dowladdu ayaa sii wadeysa xayiraadaha safarka ee soo bilaabatay 14-ka Maarso waxayna kala talineysaa dadweynaha safarka aanan muhiimka aheyn ee wadamada caalamka.

Wasiirka arrimaha dibedda Ine Eriksen Søreide (H) ayaa u sheegtay NRK:

Sababta ayaa ugu horreysa uguna muhiimsan xaaladda aan caddayn ee adduunka ka socota.

– Waxa aannu aragnaa, in tirada cudurku ku sii kordhayaan meel kasta, ayay tidhi Søreide.

”Waxa intaas sii dheer, hadda way adag tahay in la tago oo laga yimaaddo dalal kala duwan” ayay tidhi Søreide

Somaliska Oslo

Xigasho/norway today

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here