Home Wararka Maanta Sweden oo soo bandhigtay Tirada Somalida ee u dhimatay Caabuqa Coronavirus iyo...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Somalida ee u dhimatay Caabuqa Coronavirus iyo Magaalada ugu badan

0

Ugu yaraan lix ka mid ah dadka illaa hadda u geeriyoodey caabuqa corona ee nawaaxiga magaalada Stockholm waxey asal ahaan ka soo jeedaan Soomaaliya, sida uu sheegay ururka dhakhaatiirta soomaalida reer Sweden, sida ay qortay idaacadda la iska daawado ee Svt. Hase yeeshee uu ka gaabsaday hoggaanka gobolku inuu ka faalloodo.

Arrinkaa ayuu ku macneeyay shakhsi u hadlay ururka dhakhaatiirtu iney ugu wacan tahay arrimmo ey ka mid yihiin ciriiriga, war bixin la’aan iyo caafimaadkooda oo ka liita.

“Qaar badan oo ka mid dadka xanuunsan ayaa dibadda u baxa oo la kulma dadka kale”, sida uu sheegay Maslah Cumar oo ka howlgala bukaan socod ku yaala xaafadda Kista ee galbeedka magaalada Stockholm, mar uu warreeysi siiyay laanta idaacadda P4 Stockholm.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here