Home Wararka Maanta Somaliska Warbaahinta Sweden oo ka hadashey Qaraxa ka dhacay Muqdisho ee dadka badan...

Warbaahinta Sweden oo ka hadashey Qaraxa ka dhacay Muqdisho ee dadka badan ku dhinteen

0

iyadoo Somali badan oo ku sugan Dalka Sweden ay kasoo carareen Dalka Somaliya arimaha Dhanka amaanka Awgeed ayaa warbaahinta gudaha badankooda waxay si xoog leh u baahiyeen Qarax xoogan ee ka dhacay Muqdisho halkaasi oo 90 qof ku dhimatay.

Qaraxa ayaa ahaa mid xoogan oo geestay qasaaro kala duwan iyadoo lagu soo waramayo in ay ku dhinteen injineero u dhashay Wadanka Turkiga sida ay baahiyeen warbaahinta.

Warbaahinta ayaa dhanka kale waxay soo qaateen Qaraxyadii ugu danbeeyay ee dhacay Muqdisho iyagoo ku sheegay in Somaliya ay tahay goob amaan ahaan leesku haleen karin xiligan.

Sweden waxaa ku sugan Qaxooti badan oo somali ah kuwaasi oo heesan Sharciga dalka madama badankooda sharciga loogu diiday in Muqdisho tahay goob nabad ah lakin xaalada xiligan ee Caasimada ayaa muujineysa mid halis ah.

Somaliska Stockholm

Xigasho/SVT

Info@somaliska.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.