Home Wararka Maanta Norrköping Labo Qof oo u dhintay Toogasho loogu geestay Bartamaha Magaalada

Norrköping Labo Qof oo u dhintay Toogasho loogu geestay Bartamaha Magaalada

0

booliska degmada Norrköping ayaa helay digniin muujineysa labo Qof oo lagu toogtay
bannaanka hore goob nightclub ah oo lagu caweeyo oo ku taala bartamaha magaalada.

Markii booliisku yimaadeen waxay arkeen laba nin oo wadada yaala dhulka Labadaba waa la toogtay. Si xun ayay u dhaawaceen
waxyar kadibna way u dhinteen.

Midkood Ayaa jiray qiyaastii 40 sano jir Halka kan kalena Uu ahaa 45 sano jir.

Booliska ayaanan wali soo qabanin ninka
toogtay raggaasi. Lama oga sababta loo toogtay.

Toogashadaasi ayaa ku soo aadeysa iyadoo isla isbuucan Magaalada Mälmo lagu toogtay wiil dhalinyaro ah kaasi oo da’diisa lagu sheegay 25 sano jir

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here