Home Wararka Maanta Xisbiga KD oo soo bandhigay Hindise uu Qofka ku Sadaqeen karo Xubnaha...

Xisbiga KD oo soo bandhigay Hindise uu Qofka ku Sadaqeen karo Xubnaha Jirkiisa

0

Dalka Iswiidhan, waxaa jira dad badan oo
jiran oo u baahan xubno cusub oo muhiim u ah jirka Tusaale ahaan, kiliyaha ama beerka Laakiin waxaa jira xubno la’aan ama dad aan diyaar u eheen in jirkooda sadaqeestaan.

Markay dadku dhintaan, waxay xubin siin karaan dadka u baahan. Laakiin marka hore waa inaad soo sheegtaa hadii diyaar u tahay arinkaasi

Xisbiga Dimuqraadiga ah ee KD ayaa soo jeediyay Hindise tilmaamaya markay dadku 18 sano buuxiyaan, in si otomaatig ah loo ogeysiiyo  Qof kasta hadii xubnaha jirkiisa uu bixinayo marka uu dhinto ama uu iska diido markaasi.

Qaabkaas, waxaa jiri kara dad badan oo xubnahooda iska siin kara dadka kale ee u baahan.

Xisbiyo kale ayaa iyagunaqaba in soojeedintu ay tahay mid fiican Sida ay u sheegeen Raadiyaha Sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here