Home News in English Trudeau oo markale ku guuleestay Doorashada Canada Qaxootiga Dalka oo rajo yeeshay

Trudeau oo markale ku guuleestay Doorashada Canada Qaxootiga Dalka oo rajo yeeshay

0

Kanada, natiijada doorashadii baarlamaanku waxay muujineysaa in xisbiga Libaraalka ee Justin Trudeau uu sii hayn doono awooda dowlada kadib markii uu helay codad tiro badan.

Justin Trudeau ayaa sidaas ku sii ahaanaya ra’iisul wasaare inkastoo uu hoos u dhacay tirada dadka uu heestay. Ma awoodi doono inuu soo dhiso dowlad cusub oo aqlabiyad cusub leh laakiin wuxuu u baahan doonaa inuu taageero ka raadsado mid ka mid ah xisbiyada yaryar.

Hogaamiyaha ku caanbaxay taageerida Qaxootiga ayaa loo badinayaa in uu taageero ka raadinayo Xisbiga Bidix.

Trudeau ayaa caan ku ah baraha Bulshada isagoo mararka qaar ku soo bandhigo ciyaarta sportiga ee loo yaqaano Yoga.

Somaliska Canada

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here