Home Wararka Maanta Waqtiga la sugayo Qaliinka Sweden oo laga yareeyay Gobolada Dalka

Waqtiga la sugayo Qaliinka Sweden oo laga yareeyay Gobolada Dalka

0

12 ka mid ah guud ahaan 21 ka daryeel caafimaad ee dalka Sweden ayaa waqtiyada sugitaanka ee qalliinka ama daaweynta la yareeyay, halka waqtiga sugitaanka ee booqashada koowaad ee daryeelka takhasuska ah la yareeyay sagaal gobol oo kaliya.

Tani waxaa sheegay degmooyinka Sweden iyo goleyaasha gobollada ( SKL ) oo maanta soo bandhigay tirooyinka waqtiga sugitaanka ee daryeelka caafimaadka bisha Sebtembar, waana tirooyin aasaasi u ah lacagaha ugu horreeya ee la siiyay gobollada.

Fredrik Lennartsson, oo ah madaxa daryeelka iyo Waaxda daryeelka ee SKL ayaa tiri: “Helitaanka daryeel takhasus leh ayaa sii hormarineenaa  waxaana rajeynayaa inaan sii wadno horumarka Caafimaadka ee deyrta. SKL, ayaa war-saxaafadeed ku soo bandhigay.

Heshiiska loogu talagalay gobollada ee Lacagta dhoorka bilyan si loo yareeyo waqtiga sugitaanka ee daryeelka caafimaadka, ayaa la saxiixay Juun 2019 waxaana uu ka kooban yahay 1,1 bilyan oo karoon.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here