Home Wararka Denmark Qarax ka dhacay Caasimada Denmark ee Copenhagen

Qarax ka dhacay Caasimada Denmark ee Copenhagen

0

Boliska dalkaa waxay sheegeen inuu qarax xooggan ka dhacay meel ku dhow Xafiiska Canshuuraha oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kobanhagen (Copenhagen).

Qaraxaasi ayaa waxa uu burbur u geystay daaqadaha Dhismahaasi, lama soo sheegin cid wax ku noqotay.

Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi, Jorgen Bergen Skov waxa uu shaaciyey inay bilaabeen baaritaano lagu ogaanayo waxa sababay qaraxaasi, inkasta aan haatan si rasmi ah loo ogeyn cidda sida rasmiga ahaan uga dambaysay Qaraxaasi.

Qaraxa ayaa noqonaya kii ugu xoogaanaa ee Sanadkan ka dhaca Caasimada Copenhagen wixii warar ah ee ku soo kordha kala somaliska.com.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here