Home Wararka Maanta Magaalada Malmö oo labo Qarax ka dhaceen Habeenimadii Xalay

Magaalada Malmö oo labo Qarax ka dhaceen Habeenimadii Xalay

0

Wararka laga helayo Magaalada Malmö ee Caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay labo qarax kuwaasi oo labo goob ka kala dhacay.

Qaraxa ugu horeeya ayaa ka dhacay Nawaaxiga Rosengård abaaro 2:00 AM Habeeno ee Xalay kaasi oo cidna waxba ku noqon.

Saacad kadib Qarax kale ayaa ka dhacay banaanka hore goob Kalaab ah (nattklubb) oo ku taalla Bartamaha Caasimada Malmö booliska ayaana ka hadlay labada qarax.

Tommy Bengtsson oo ka tirsan Booliska Magaalada ayaa sheegay in labada qarax aysan xiriir isku  laheen lakin ay dhici karto waxana uu intaasi ku daray in ay wadaan baritaan xoogan.

Labada Qarax ee ka dhacay Malmö ayaana cidna waxba ku noqon marka laga reebo saameynta qarax oo laga dareemayo halka uu ka dhacay.

Somaliska Malmö

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here