Home Wararka Maanta Norway Qaadashada Basaboorka oo Oslo looga furay xafiis shaqeenaya maalinta Sabtida.

Norway Qaadashada Basaboorka oo Oslo looga furay xafiis shaqeenaya maalinta Sabtida.

0
Booliiska oo shaqaale cusub u qortay xafiiska sabtida shaqaynaya si loo dhimo safafka dhaadheer ee loogu jiro qaadashada basaboorka.

Sida uu baahiyey NRK shaqaalahan cusub ayaa howlgelaya bilaha maarso iyo april. Xafiiska baasaboorada ee politihuset ee xaafadda Grønland ayaa ka sokow sabtida furnaan doona maalmaha isniinta illaa khamiista waqtiga galabtii.

–Tan aan qabo waxay tahay in arrintan horseedayso xaalad aad u wanaagsan ayuu yiri Jan Eirik Thomassen oo mas’uul ka ah qaybta ka shaqaynta baasaboorada ee booliiska Oslo.

Somaliska Oslo

Xigasho/nettavisen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here