Home Wararka Maanta Sweden Ulla Gustavsson oo Xilkeeda ku wayday Qoraal ay ka qortay Gabar...

Sweden Ulla Gustavsson oo Xilkeeda ku wayday Qoraal ay ka qortay Gabar Xijaab ku ciyaartay.

1

Sharciga dalka Sweden ayaa aad u mamnuucaya faragalinta diimaha marka ay timaado isdhexgalka bulshada waxana arintaasi keentay in xilkeeda iska casisho Ulla Gustavsson oo aheyd Hogaamiyaha Ururka Sim kadib markii ay qoraal ay soo dhigtay barteeda facebook kaga hadashey kuna weerartay gabar yar oo wadata Xijaab taasi oo kasoo dhex muuqatay ciyaarta barafka ee ulasha.

Gabadha ayaa kasoo muuqatay Sawir lasoo galiyay Websiteka dhexe ee ciyaaraha qaranka kadib markii leesku keenay guud ahaan Ururada ciyaaraha Sweden.

Stefan Persson oo ka tirsan Ururka Sim ayaa sheegay in Qof kasta ay ilaalindoonaan Xaquuqdiisa iyo sharaftiisa dhanka kale gudoomiye Björn Eriksson. ayaa dhankiisa waxa uu sheegay in Qofka kasta uu u furanyahay kubada hadii uu wato Xijaab iyo hadii kale lakin muhiimada ay tahay xiisaha caruurta ee markaasi.

dhanka kale waxaa jira ururo kale oo kasoo horjeestay hadalkeeda kuwaasi oo aad u dhaleeceeyay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

1 COMMENT

  1. Sweden Wadal daadka degani 100/45 wa cunsuri daciifa.
    Daadka yiimi dalaalbay leyihiin Iswidhashka faqriiga kabaqaya oo an isku kalsonayn wuxu neceeb yahay muslinka iyo daadka madow.
    Mudo 8 sano ah ban deganahay waxan lakulmay polisen sweden waxay cunsuradeeyan sogalotiga.
    Saxafadu way cunsuradaysa.
    Shaqada walagu cunsuradeya kuwan qof Ba is casiilay dalku Maha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here