Home Wararka Maanta Norway Cudurka Kansarka oo laga helay Ninka ay u dhaxday Raisal Wasaarada...

Norway Cudurka Kansarka oo laga helay Ninka ay u dhaxday Raisal Wasaarada Norway Erna Solbergs.

0
Erna Solbergs ninka ay u dhaxday ayaa loo sheegay inuu qabo xannuunkan ka hor sannadka cusub

Warka naxdinta leh ayaa lagu wargeliyey Sindre Finns waxyar ka hor xilligii ciida krismiska sida uu qoray ukebladet cadadkiisii ​​talaadada.

Kadib marka uu maro baaritaano badan, Finnes ayaa lau wadaa inuu maro qalliin ku saabsan xannuunkan. Waxaa lagu ogaaday xannuunkan uu qabo kadib markii uu wajigiisa ku arkay dhaawac dhiigaya.

– Erayga kansar waa mid qaaliban dadka cabsi geliya ayey tiri ra’iisul wasaare erna solberg oo lagu waraystay barnaamijka Se og Hør ama arag oo maqal.

Erna Solberg iyo Sindre Finns ayaa isqabay tan iyo sannadkii 1996;

Somaliska Oslo

Xigasho/Nettavisen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here