Home Wararka Maanta Sidee looga baxaa Dalka Giriiga Xili Xaalada Qaxootiga Dalka Giriiga uu Isbadal...

Sidee looga baxaa Dalka Giriiga Xili Xaalada Qaxootiga Dalka Giriiga uu Isbadal ku dhacay.

0

Xaalada Dalka Gariiga ee dhanka Qaxootiga ayaa ah mid ka wanaagsan sanado ah xiligaasi oo dadka Qaxootiga dhibaato ku qabeen mudada ay joogaan Dalka oo ay heestaan Warqad bil ah.

Qaxootiga maanta ku sugan oo Somalida qeyb ka tahay ayaa heesta Nolol feecan tusaale badankooda kama wal walaan qabashada Booliska ku sugan magaalada iyagoo waydiiya Su’alaha ay rabaan lakin waxaa jirta dhibaato kale.

Dhibaatada xiligan heesata ayaa ah sida wadanka looga bixi karo madama la xiray wado marista loo yaqaano Jafta iyadoo dadka ay tijaabiyaan Pasaporada la keeno Dalka Gariiga oo ah mid ku nasiib so ah.

Xiligan oo Dalka Gariiga gaar ahaan Caasimada Athens uusan ka jirin Qabow ama Baraf ayaa dhanka kale waxana soo gaarin wax Daxiisayaal ah waxana adag in dadka ka baxaan Garoonka diyaaradaha.

Aakhira Nuur 40 waa halka somalida iskugu timaado Waa meel Habeenki u tahay Maalin maalintina u tahay Habeen Sheekooyinka Somalida ayaa ah hebel waa lasoo celiyay iyo wuu baxay.

Taasi badalkeeda waxaa magaalada soo galay dad badan oo Somali ah kuwaasi oo ku xayiran Magaalada Athens iyadoo xiliga ugu dhow ay tahay waqtiga Kuleelaha oo dad badan dalxiisayaan.

Inkastoo Gariiga kamid tahay Yurub Hadana waxaa Baraf ka da’a Caasimada Athens ugu danbeesay 20 sano kahor.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here