Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Jan Björklund oo ka fadhiistay Hogaaminta Xisbigiisa.

Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Jan Björklund oo ka fadhiistay Hogaaminta Xisbigiisa.

0

Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Jan Björklund ayaa shaqada xisbiga ka fadhiistay kadib shir jaraa’id oo uu warbaahinta u qabtay waxana uu xilkaasi hayay mudo 12 sano ah.

Jan Björklund ayaa Hogaminta Xisbiga qabtay sanadkii 2007 wixii xiligaasi ka danbeeyay kuma guuleestay Raisal wasaaraha Dalka lakin waxa uu noqday wasiir ka tirsan Garabka Alliansen xiligii ay hogaanka hayeen.

Xisbiga ayaana wali go’amin cida noqoneysa hogaamiyaha xisbiga mar la waydiiyay su’ashasi ayuu ku jawaabay in isaga naftiisa uusan ogeen qofkaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here