Home News in English War Hada AH Heshiis Cusub oo laga filayo Xisbiyada S, MP, C...

War Hada AH Heshiis Cusub oo laga filayo Xisbiyada S, MP, C iyo L oo kulmaya.

0

iyado lagu jiro waqtiga iyo isbuucyada ugu danbeeyay waqtiga u haray doorashada Raisal waaaraha Cusub oo ay ka hartay labo mar oo kaliya ayaa geesta kale waxaa soo baxaya heshiisyo cusub oo gaarayaan xisbiyada qaarkood waxana hada heshiis ku dhow xisbiyada kala ah S, MP, C and L.

Xisbiyada Socialdemokraterna och Miljöpartiet ayaa bilaabay kulamo qaas ah kuwaasi oo la qaadanayan xisbiyada Centerpartiet och Liberalerna kuwaasi oo kulan qaas ah yeelanaya dhamaadka isbuucan si go.an kaga qaataan doorashada la filayo isbuuca danbe.

Sida ay ku warameyso wakaalada Wararka ee EKot Xisbiga S ayaa kulan la qaadanaya labada Xisbi ee L iyo C waqtiga qadada ee maanta isagoo kala hadlaya heshiiska ay gaarayaan sida ay ku warameen labada Joornaal ee Aftonpladet iyo Expressen Xisbiga S ayaa heshiis la gaaray Centerpatiet kaasi oo salka ku haya isbadal lagu sameenayo Sharciga Shaqada.

Arbacada danbe ayaa la filayaa in Barlamaanka la horgeeyo Codeenta doorashada Raisal wasaaraha Cusub hadii lagu fashilmo waxaa markale lagu celinayaa isla isbuuca xiga arbacadeeda hadii labadooda lagu fashilmo waxaa dib loogu laabanayaa doorasho Cusub.

Wixii ku soo kordha kulamada iyo siyaasada lasoco

Somaliska Stockholm

Xigasho/Ekot

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here