Home Wararka Maanta SMHI oo digniin xoogan kasoo saartay Silbashada wadooyinka.

SMHI oo digniin xoogan kasoo saartay Silbashada wadooyinka.

0

Hay.ada dhanka cimilada u qaabilsan dalka sweden ee SMHI ayaa digniin xoogan kasoo saartay silbashada wadooyinka dalka kadib markii uu dhalaalay barafka dhawaan da.ay.

maalinta labaad oo lagu jiro fasaxa ciida gaalada ayaa dhoor wadooyin oo dalka waxaa ka dhacay shilal xoogan oo sabab u ah dhalaalka wadooyinka.

Alexandra Ohlsson oo ka tirsan hay.ada ayaa shacabka ugu baaqay in taxadar dheeraad muujiyaan xiliga ay kasoo tagayaan gurigooda madama uu jiro halis xoogan oo ka timid roobka da.ay iyo qabowga jira oo keentay dhalaalka wadooyinka.

Gobolada sida aadka ah looga digay waxaa kamid ah Västernorrland, Jämtland, Dalarna, Värmland and Gävleborg inland.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here