Home Wararka Maanta Xaaska Barack Obama oo imaaneysa Dalka Sweden Sanadka Cusub.

Xaaska Barack Obama oo imaaneysa Dalka Sweden Sanadka Cusub.

0

Madaxweynihii hore ee Mareykanka xaaskiisa Michelle Obama ayaa lagu wadaa in ay daaha ka rogto buugeeda Cusub ee lagu Magacaabo ( My History ) ama taariikhdeeda kaasi oo ku soo bandhigeyso caalamka.

wadamada Buugaasi lagu soo bandhigayo waxaa ku jira Dalka Sweden iyadoo imaaneysa Bishi April 10-keeda 2019.

Buuga Cusub ayaa ciwaankiisa hore waxaa ku qoran “Becoming: An Intimate conversation with Michelle Obama” waxana uu hada noqday mid aad loo xiiseeyo.

inkastoo ay tahay haweeneydii ugu horeysay ee madow mareykan ah oo ku guuleysata Aqalka Cad hadana waxay dhanka kale u dhaq-dhaqaaqdaa Arimaha lagu taagero caafimaadka aduunka , Xaquuqda aadanaha.

Somaliska Stockholm

Xigasho/nyheter24

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here