Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Belgien-ka oo isku Casilay khilaafka ka dhashay Heshiiska Qaxootiga Aduunka.

Raisal Wasaaraha Belgien-ka oo isku Casilay khilaafka ka dhashay Heshiiska Qaxootiga Aduunka.

0

Raisal wasaaraha Dalka Bengienka Charles Michel ayaa ka tagay xilkiisa ka dib markii uu waayay kalsoonida xisbiyada kale , sida uu sheegay wargeyska Belgien ee lagu magacaabo DeMorgen.

Xukuumadda Michelle ayaa noqotay dowlad hooseysa todobaadkii tagtay tan iyo markii xisbiga ugu weyn ee isbahaysiga uu ka horyimid Dowlada khilaafkasi oo sababay muran ku saabsan heshiiskii cusub ee Qaxootiga UN-ka.

go.ankiisa iscasilaada ayaana yimid kadib markii labada xisbi ee mucaaradka Socialist iyo Green Party ay u sheegeen in ay ugu codeenayaan maya hadii uu isku dayo in uu shaqada sii wado.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here