Home Wararka Maanta Barlamaanka Norway oo Ansixiyay Sharci Basaboorka Quseeya oo Muran ka jiray.

Barlamaanka Norway oo Ansixiyay Sharci Basaboorka Quseeya oo Muran ka jiray.

0

Barlamaanka Norway ayaa maanta oo khamiisa ayaa mariyey sharci sanado badan soo jiitamayey oo aad muhiim ugu ahaa ajaanib badan oo ku noolayd dalkan Norway iyo dadka Norwejiga.

Sharcigan ayaa wuxuu yahay in qofku haysan karo labo dhalasho mid norwejiga ah iyo mid kale.  Norway ayaa waxay ka mid ahayd dalalka aan ogolayn in qofku haysto labo baasaboor ama labo dhalasho sharcigan ayaa wuxuu soo jiray ilaa sanadkii 1888.

Waxaa jira Norweji fara badan oo ku nool maraykanka tusaale oo haysta dhalashada Maraykanka ( American Passport ) ayna ku adkayd inay helaan Dhalashada ama baasaboorka Norwejiga lkn sharcigan ayaa hada u ogolaanaya inay labada qaataan.

Xisbiyada Arbeidspartiet iyo SP ayaa ka soo horjeestay sharcigan cusub sababta waxay yiraahdeen.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here