Home Wararka Maanta Dhalinyarada Qaxootiga ku yimid Sweden oo lagu Qasbay iibinta Daroogada.

Dhalinyarada Qaxootiga ku yimid Sweden oo lagu Qasbay iibinta Daroogada.

0

Dhallinyaro badan oo Iswiidhan u yimid sidii qaxooti sanadihii la soo dhaafay.
ayaa badankooda waxay ka yimaadeen Dalka Afghanistan.

Qaar ka mid ah ayaa xaalad xun ku jira gudaha Dalka Iswiidhan. Booliska ayaa sheegay in qaxootiga dhalinyarada ay ku dambeeyaan kooxaha gaangiska ee iibiya mukhadaraadka.

Qaar ka mid ah qoxootiga dhallinyarada ah ayaa ah guri la’aan. Marka way u fududahay in ay helaan ama bilaabaan iibinta mukhaadaraadka. Waxa sheegtay Robin Nilsson oo la hadashey barnaamijka Ekot.

РQaarkood waa la qasbay. Burcaddu ayaa u hanjabta, Robin Nilsson oo ku sugan G̦teborg ayaa sidaasi tiri.

Booliska ayaa sheegay, in 120 dhallinyaro ah oo dhallinyaro ah ay iibiyeen mukhaadaraadka Stockholm.
Xitaa magaalooyinka Göteborg, Uppsala iyo magaalo kale, dhallinyaro qaxooti ayaa iibiya daroogada.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here