Home Wararka Maanta Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo la kulmaya Xubnaha Matalaya Xibiyada.

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo la kulmaya Xubnaha Matalaya Xibiyada.

0

Afayeenka Barlamaanka Sweden ee dhawaan la doortay ayaa bilaabaya sidii Xisbiyada Dalka uu kala hadli lahaa cida mataleysa Hogaanka dalka kadib markii xilkaasi laga xayuubiyay Stefan.

Andreas Norlén ayaa kulamo gooni ah la qaadandoona xisbi walbo isagoo intaasi kadib qabandoono shir jaraa,id oo uu kaga hadlay shirarka uu la qaatay xisbiyada.

Maanta oo khamiis ah kuna beegan 27 bisha ayuu Andreas Norlén la kulmidoono guud ahaan xisbiyada isagoo ula kulmidoona sida ay u kala horeeyaan.

Qaabka uu xisbiyada ula kulmayo.

10.00 xisbiga Socialdemokraterna

10.50 xisbiga Moderaterna

11.40 xisbiga Sverigedemokraterna

13.15 xisbiga Centerpartiet

14.05 xisbiga Vänsterpartiet

14.55 xisbiga Kristdemokraterna

15.45 xisbiga Liberalerna

16.35 xisbiga Miljöpartiet

Abaaro 17:45 ayaa la filayaa in uu shir jara.id uu qabto isagoo ka hadlidoono kulmada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here