Home Wararka Maanta Socialdemokraterna Milatariga oo helaya lacag dheeraad ah..

Socialdemokraterna Milatariga oo helaya lacag dheeraad ah..

0

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa sheegay in uu doonayo lacag dheeraad ah oo la siiyo ciidanka Difaaca Sweden sida uu sheegay Wasiirka difaaca Peter Hultqvist.

Waxa uu sheegay in Mudada afarta sano ee soo socota ay milatariga Sweden helayaan in ka badan 60 billion taasi oo loogu tala galay ciidanka.

” Waxaan bilaabidoonaa in arintaasi kala hadalno xisbiyada kale ee Barlamaanka ku jira ” Peter Hultqvist. ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay.

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa diirada saaraya Dhoor arimood oo ku jirto Xaruumaha caafimaadka , Soo galootiga iyo Waliba Milatariga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here