Home Wararka Caalamka Buurnaanta Ama Cayilka ayaa ku kordhay Caruurta Soogalootiga Sweden Xiliga Coronvirus-ka, Warbixin...

Buurnaanta Ama Cayilka ayaa ku kordhay Caruurta Soogalootiga Sweden Xiliga Coronvirus-ka, Warbixin Cusub

0
Photo/TT

Waxaa daaha laga qaaday in Caruurta ku nool dalka Sweden gaar ahaan goobaha soogalootiga ay ku kordheen Cayilka ama buurnaanta Sida ay warbixin ku soo saartay Jaamacada Uppsala Universitet.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in Caruurta Soogalootiga ee Cayilka dheeriga ku yimid ay aheyd Xiliga Aafada Corona uu dalka ka jiray taas oo keentay in Caruur badan ay ka joogaan goobaha waxbarshada.

Gabdhaha ayaa Cayilkooda kordhay 2.8 ilaa 2.9 Boqolkiiba hala Wiilasha ay kordheen 2.4 ilaa 2.6 Boqolkiiba sida lagu muujiyay warbixinta.

Caruuta Da’dooda u dhaxeysa Saddex ilaa Afar Sano jir ah Waxay Da’dooda korortay 9.5 ilaa 12.4 Boqolkiiba.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here