Home Wararka Caalamka Ganaax 10,000 kr Hadii aad Mobile ku Istimaasho Gaariga Xiliga aad Wadeyso

Ganaax 10,000 kr Hadii aad Mobile ku Istimaasho Gaariga Xiliga aad Wadeyso

0

Dowlada Norway ayaa isbadal ku sameesay Ganaaxyada adka jabiya Sharciyada kala duwan ee loo isticmaalo Gaariga hadii ay tahay isticmaalka Mobileka ama jabinta sharciyada wadooyinka iyadoo 10,200 kr laga dhigay qofka lagu qabto isagoo isticmaalaya mobile-ka.

Sharciyada ayaa ka dhaqangalay Kowda Bishan Fabraury guud ahaan Wadanka Norway sida lagu qoray Lovdata.

Sharciyada isbadalka lagu Sameeyay.

1 Isticmaalka Mobile xiliga gaari wadista ayaa laga dhigay 10,200 kr.

2 Xaqlahaanshaha Wadada xiliga gaari wadista hadii aad jabiso 10,200 kr.

3 Marista Wado Xiran ( Samaafaraha Xiliga Gaduudka ) 10,200 kr.

4 Jabinta Caalamada Muujineysa Mamnuucida Wado marista 8200 kr.

5 jabinta Xawaaradaha wado 50 ah oo ku wado 61 km 5650 kr.

Somaliska Oslo

Xigasho Lovdata

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here