Home Wararka Maanta Socialdemokraterna Waayeelka oo lacagta loo kordhinayo..

Socialdemokraterna Waayeelka oo lacagta loo kordhinayo..

0

raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo maanta qabtay shir jaraa.id ayaa balan qaaday saro u qaadida lacagta ay qaateen dadka waayeelka (pensionen).

dadka lacagta loo kordhinayo waa ku jira dadka ka shaqeeyay goobaha nadiifinta, Nadiifiyaasha, Macalimiinta iskuulada Caruurta , Darawalada gawaarida Xamuulka iyo kalkaalisooyinka.

Xisbiga ayaa ugu tala galay lacag dhan 4 billion taasi oo qorshaha dowlada ee waayeelka lagu maalgalinayo.

Tusaale ahaan dadka beeshinka ka qaata SEK 11,000 iyo SEK 14,000, ayaa loogu tala galay in saro loogu qaado lacagta dheeraad ah oo gaareysa 600 kornor bishii.

Stefan Löfven ayaa shirkiisa sharaa.id waxa uu kaloo ku sheegay in Kooxda Beeshinka u qaabilsan Sweden ay dhageysandoonaan qorshaha dowladiisa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here