Idaacada Sweden oo bilowday taxane ku saabsan Soomaalida
Idaacada Sveriges Radio (SR) ayaa bilowday taxane loogu magacday Sverige
och somalierna oo lagu soo bandhigi doono barnaamijka lagu magacaabo KONFLIKT. Qeybtii ugu horeysay ee barnaamijka oo la sii daayay isbuucii la soo dhaafay.
Waxaa looga hadlay xaalada guud ee Soomaalida Sweden ay ku suganyihiin. Idaacada ayaa wariye u dirtay magaalada Nairobi taasoo wareysi ka qaaday dhowr qof oo ka mid ah kuwa lala mideynayo reerahooda ku nool Sweden. Wariyaha idaacada ayaa waxaa la yaab ku noqday dhaqdhaqaaqa ganacsiga ee ay Soomaalidu ka sameeyeen Nairobi. Barnaamijka ayaa dood ka yeeshay sababta aysan Soomaalida Sweden u gaarin heerka ay gaareen kuwa ku nool Kenya, UK iyo Maraykanka. Waxay sidoo kale wareysi ka qaadeen Soomaali ku nool Rinkeby iyo Helsingborg.
Barnaamijka ayaa sidoo kale looga hadlay arimaha lala xiriiriyo Soomaalida Sweden ee lagu sheegay dad’aan waxbarasho lahayn, cunsuriyada ka dhanka ah Soomaalida, baahida iyo colaaada ka jirta wadankii hooyo. Barnaamijkaan oo dhowr qeybood ka kooban ayaa qofka doonaya waxa uu ka dhagaysan karaa Sveriges Radio (P1) maalinta sababtida kl. 09.03 ama habeenkii 22.05. Qeybtii koowaad ayaad ka dhagaysan kartaa HOOS.

Waa barnaamij fiican waxuuse ka sii fiicnaan lahaa asaoo maqalka muuqaal ku darsaday, runtiina waa su,aal isweydiin mudan waxa haysta Soomaalida Sweden waxaad moodaa inaan safar ka nahay Wadanka, ganacsiga Swedena waxa uu ka dhaxeeyaa isla Soomaalida sida Jimcaaleba war bixino ku qorey.
U codee:
3
0
Det var intressant… kommer inte missa nästa lördag insha allah .
U codee:
1
2
utveckling utveckling, hmmm.
det är komplicerat att man forklarar, den stituation, därför att somaliska som kommer nästan 2009 till 2010 är somaliska som bodde utkanten, och de har ingen utbildning även de kan inte skriver sitt namn, så frågor är hur man blir handlsman man utan utbildning.
jag tror att vi behöver utbildning innan vi fokusera anan sak.
Dood kulul. Ka Jawaab?
3
7
Hargeisawi
vem är du?
Somalier är folka förstår alla du säger.
men tror du inte rått.
U codee:
1
1
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN INTA AQRISA IYO WEBSETKA HADII AN KA DHIIBTO FIKERKEYGA SOMALIDU WAA DAD GANACSI WAANA LA OG YAHAY LKN WAXAA IS WEYDIIN MUDAN SABABTA KEENTAY IN SOMALIDU SWEDEN EYSAN KASAMEYN GANACSI TAAS WAXAAN LADHIHI KARAA FURFUR LA AANTA WADANKA IYO WADANKAAN OO EY KU TAYYIHHIIN SHIRKADAHA YARYAR MAXAA YEELAY SOMALIDU MA FURIKARAAN SHIRKAD WEYN WAXAA KALOO LADHIHI KARAAN WADANKOO DHAQAALIHIISU KU SAAB SAN YAHAY CAN SHUURTA ARINTAAN WAXAA LAGA RABAA IN EY DOWLADU U ISTAAGTO SIDEY U TAABA GALIN LAHEYD
U codee:
0
0
a.s.c dhaman akhristayasha aniga waxaan u arkaa in aaysan qanacsi sameen karin somalida kunool swedan aytahay wadanka aan horay usocon karin qofka raba in uu bilabo waxaa hor yaal dhibato badan oo canshuur oo qaali ah meeshad aad qanacsiga oo aad kiireso gurigii oo kuraa mar 20,000 kun waa in aay bilwalba kaa baxdaa mana kuso galeso qofkii muxuu fa,iiday marka waay ku khasban yihin in aay iska dhafaan
U codee:
0
0
mansha allah waa barmamij wacan waan la socon doonaa insha allah
U codee:
0
0
GANACSIGA WAXAA U BAAHAN DALKII , DIBAAA LOO NOQONAYAAA WAA LA NOQONAYAA HALKAAN WAA ARAGNAY WAXAY TAHAY CARUURTA NOO CELIYA WALALAYAAL!
U codee:
0
0
waaw!Jättebra, det ska jag aldrig missa igen. insha,allah.
U codee:
0
0