Home Wararka Maanta Dhalinyarada oo Gadiidka Dadweynaha ku raacaya Lacag Xagaaga soo socda.

Dhalinyarada oo Gadiidka Dadweynaha ku raacaya Lacag Xagaaga soo socda.

0

Ma jiri doonto xagaaga soo socda dhalinyarada raaci kara gaadiidka dadweynaha bilaashka ah. taasi ayaa muujineysa soo jeedinta miisaaniyadeed xisbiyada Moderates iyo KD oo dhawaan Barlamaanka loogu codeeyay,iyagoo gacan kahelaya xisbiga SD,

deeqda dawladda ee 350 milyan oo karoon oo loogu talagalay 2019 ayaa laga jaray Qeybta gadiidka taasi oo keeneysa in dhalinarada si bilaash ah ku raacaan gadiidka dadweynaha. – Waxaa nasiib darro, ku tilmaamay, Jens Holm (V), guddoomiyaha guddida baarlamanka ee gaadiidka.

Shirkadda gaadiidka ee dalka ayaa loo oggolaaday inay lacag ka dalbato Maamulka Gaadiidka Iswiidhan si ay ugu fuliso. gadiidka daweynaha xiliga xagaaga.

Xisbiyada bidix ayaa soo jeediyay in cimilada la cabiro si loo yareeyo ama hoos loogu dhigo, laakiin sidoo kale ayuu soo jeediyay in dib u habeyn lagu sameeyo dhalinyarada ka soo jeeda qoysaska dakhligooda hooseeyo.

fria kollektivtrafiken ayaa ah in dhalinta 6 sano ilaa 9 sano iyo labada sano ee ugu horeysa ee iskuulka sare gymnasiet ay Basaska ku raaci karaan si balaash ah inta lagu guda jiro Samarka ama Xagaaga.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here