Home Wararka Caalamka Aabe Dilay Labada Caruur oo Södertälje lagu xilay

Aabe Dilay Labada Caruur oo Södertälje lagu xilay

0
Foto: Johan Nilsson / TT

Magaalada Södertälje waxaa lagu xiray Aabe looga shakisanyahay dilka labadiisa Caruur kaasi oo Xabsiga ladhigay.

Falka Dilka ayaa dhacay Arbacadii lasoo dhaafay Markaasi oo dadka deegaanka ay Booliska ku wargaliyeen Dilka labada Caruur.

Booliska oo goobta gaaray  ayaa u tagay Labo Caruur ah kuwaasi oo dhintay.

Abuukataha u doodaya Aabahan dhalay labada Caruur ayaa Warbaahinta u sheegay inuu jiro Xanuun Maskaxeed uu qabo ninkan.

Dilkan oo dhacay Todobaadkan ayaa ah mid ay hadal hayaan bulshada Magaaladaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here