Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Feministiskt Initiativ oo ku dhawaaqday in ay iska joojineyso Shaqada...

Hogaamiyaha Xisbiga Feministiskt Initiativ oo ku dhawaaqday in ay iska joojineyso Shaqada Xisbigeeda.

0

mudo 11 sano ay hogaamineysa Xisbiga Feministiskt Initiativ ayay ku dhawaaqay in ay guud ahaan joojisay Shaqada Xisbiga sanadka danbe.

Gudrun Schyman ayaa shaqada Qabatay Sanadkii 2005 waana xisbi aan heysan Codad badan kadib markii uu helay codad aad u liita doorashadii u danbeesay.

dhanka kale Gudrun Schyman ayaa horay u soo hogaamisay Xisbiga Vänsterpartiet oo hada kamid ah xisbiyada ugu weyn Dalka Sweden.

Feministiskt Initiativ ayaa leh labo Gudoomiye waxana gudoomiyaha labaad lagu magacaabaa Gita Nabavi taasi oo shaqadeeda sii wadeysa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here