Home Wararka Maanta Sweden oo ku xukuntay 7 bilood oo Xabsi ah nin jabiyay Daaqado...

Sweden oo ku xukuntay 7 bilood oo Xabsi ah nin jabiyay Daaqado iskuul iyo bixinta lacag gaareysa.

0

Xagaagii lasoo dhaafay ku dhawaad 98 daqadood ayaa laga jabiyay iskuul ku yaalla xaafada Helsingborg.

falkaasi kadib booliska sweden ayaa qabtay nin 21 sano jir ah oo ka danbeeyay weerarkaasi loo geestay iskuulka.

maanta ayaa maxkamad lasoo taagay ninkaasi waxana maxkamada ku xukuntay danbi in uu geestay iyadoo xukunkiisa laga dhigay 7 bilood oo xabsi ah.

Maxkamada ayaa ninkaasi ku amartay bixinta lacag gaareysa 300,000 kronor oo lagu qiimeeyay dhibaatada gaartay iskuulka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here