Home News in English War deg deg ah Migrationsverketka oo Joojisay Sharciga Dugsiga sare ee dhawaan...

War deg deg ah Migrationsverketka oo Joojisay Sharciga Dugsiga sare ee dhawaan bilowday..

0

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa la hakiyay sharciga Dugsiga sare ee dhawaan la bilaabay kadib markii Barlamaanka Ansixiyay.

Sharciga oo loogu tala galay dhalaanka Kaligii Socodka ee Dalka iska dhiibay isla markana heesta diidmada ayaa dood badan waxaa ka jira nuuca Sharciga.

Maxkamada Stockholm iyo mida Mälmo ayaa hakiyay Hirgslinta Sharciga waxana ay labadooda sheegeen in ay jiraan Dal daloolo ka buuxa Sharciga.

Go.anka Maxkamadaha Ayaa saameyn ku yeeshay sii socoshada Sharciga oo bishan Bilowgeeda ka bilowday xaruumaha Laanta Socdaalka Sweden.

Sida ay shaacisay hay.ada waxaa hada la.sugayaa go.anka Maxkmada Sare ee laanta Socdaalka oo soo baxeysa Bisha Semtemper.

Inga Thoresson Hallgren oo ka tirsan laanta socdaalka ayaa warbaahinta u sheegtay in go.an walbo lala sugayo xeerka dalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here