Home Wararka Maanta Sweden Dadweynaha oo lagu amray in gawaaridooda uga tagaan Guryahooda,,

Sweden Dadweynaha oo lagu amray in gawaaridooda uga tagaan Guryahooda,,

0

xaalada adag ayaa wali ka sii taagan koonfurta Dalka Sweden taasi oo ku aadan hawada wadanka oo aad u xun.

labo maalin kaliya waxaa dhacay ilaa 100 shil oo gawaari ah kuwaasi oo ka dhacay Wadada E4 waxana jirta xaalad adag.

inkastoo xalay barafka la filayay uusan di.in hadana waxaa barafka la filayaa in uu yimaado ilaa maalinta qamiista,

Hay.ada Dalka Sweden u qaabilsan Hawada ee SMHI ayaa ku warameysa in ilaa maalinta bari uu sii socon karo,

Dhanka duulimaadka Garoomada ayaana saameyn ku yeelan hawada xumaatay hase yeeshee dhanka magaalada Malmö waxaa hakad galay garoonka diyaaradaha mudo saacad ah,

Dad badan ayaa seexday xaruunta degmada ee magaalada Tomelilla barafka awgii waxana badi dadka laga codsaday in guryahooda uga tagaan gawaadhida.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here