Xisbiga Moderateka ayaa soo bandhigay Lacagta uu ugu tala galay Kamuunada Dalka ka dhisan Sanadka danbe.
Xisbiga ayaa sheegay in Sanadka danbe ay kamuun walbo siinayaan lacag gaareysa 5 Billion oo Kr taasi oo lagu hormarinayo Deegaanada .
Elisabeth Svantesson oo ka tirsan Xisbiga Moderateka ayaa sheegtay in Lacago badan ay u baahanyihiin kamuunada taasi oo lagu caawinayo Xaruumaha Waxbarashada, Iskuulada Caruurta iyo Goobaha dadka Waayeelka.
Dowlada ayaa horay u sameesay Qorshaheeda waxaana kamid ah in Canshuurta laga dhimo dadka Waayeelka taasi oo Xisbiyada badankooda ku raaceen.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD