Home Wararka Caalamka Wiil Somali 23 Sano jir ah oo lagu dilay Dalka Holland

Wiil Somali 23 Sano jir ah oo lagu dilay Dalka Holland

0

Booliska Dalka Holland ayaa Sheegay in Nin Qaxooti ah asal ahaan ah kasoo jeeda Dalka Somali lagu dilay Magaakada Den Haag ee Dalkaasi kadib markii Dad badan oo ku sugnaa Goobta uu Falka ka dhacay ay ka qeyb qaateen Dilka.

Ninkan ayaa u dhintay Weerar kasoo gaaray dhanka Madaxa qeybtiisa Danbe.

Booliska ayaa Sheegay inaysan Aqoonin sababta kan danbeysa Falkan lagu dilay Nin Somaliga oo 23 Sano jir lakin ay wadaan baaritaan ku aadan kiiska.

Holland ayaa kamid ah Dalalka ay ku noolyihiin Somali tiro badan waxana ku yar Dilalka loo geesto marka la eego Dalka Sweden.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here