Home Wararka Caalamka Weerar lagu dilay saddex askari oo Mareykan ah oo ka dhacay Kuwait

Weerar lagu dilay saddex askari oo Mareykan ah oo ka dhacay Kuwait

0

War in saddex askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka lagu dilay hawlgal ka dhacay Bariga Dhexe.

Warbaabinta ayaa heleysa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ka soo gaadhay shabakadda wararka ee Mareykanka, NBC News.

Weerarka lagu dilay askartaas – isla markaana lagu dhaawacay ugu yaraan shan kale kaasi oo ka dhacay Kuwait, sida ay sheegeen laba sarkaal oo Mareykan ah.

Askarta la weeraray waxay ka tirsanaayeen cutub taageero iyo sahay ciidan (army sustainment unit) oo saldhig ku leh dalkaas.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here