Home News in English Wasiirada Arrimaha gudaha ee Midowga Yurub oo isku raacay qorshe ka dhan...

Wasiirada Arrimaha gudaha ee Midowga Yurub oo isku raacay qorshe ka dhan ah tahriibinta dadka

0

Isniintii, wasiirada arrimaha gudaha ee Midowga Yurub ayaa kulan ay yeesheen kaga hadlay dagaalka Ukraine iyo qulqulka qaxootiga. Wasiirada ayaa isku raacay qorshe looga hortagayo tahriibinta dadka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here