Halkaan ka daawo video ay soo diyaariyeen asxaabteena telefishinka HCTV oo wareysiyo la yeeshay dadkii Soomaalida ahaa ee uu saameeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday iskuulka Kronan ee ku yaala magaalada Trollhätan. Weerarkaas ayaa boolisku cadeeyeen in uu ahaa mid cunsuriyadeed kaasoo qaasatan loola jeeday dadka madoow.
Daawasho wacan!
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
AD