Shalay waxaa qorax-madoobaan laga arkay qeybo badan oo ka mid wadamada Asia iyo Australia, iyadoo muuqaalkii ugu xiisaha badnaa uu soo duubay nin Saynisyahan ah oo diyaarad saarnaa markii uu dayuxu isku gunaanaday iftiinka qoraxda.
Daawo muuqaalka dhamaantiis si aad u aragto quruxda abuurka Allah.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
AD