Home Wararka Caalamka UK oo u diraysa markab dagaal Koonfurta Ameerika iyadoo ay jirto xiisadda...

UK oo u diraysa markab dagaal Koonfurta Ameerika iyadoo ay jirto xiisadda Venezuela

0
(Russian Defense Ministry Press Service via AP) TT

UK ayaa isku diyaarinaysa in ay Markab dagaal u dirto Guyana si ay taageero diblomaasiyadeed iyo mid milatariba ugu muujiso gumaysigii hore ee Ingiriiska, sida ay BBC ogaatay.

Arrintan ayaa timid ka dib markii dalka ay deriska yihiin ee Venezuela dib u cusbooneysiiyay sheegashadiisa qeyb lagu muransan yahay oo ka tirsan dhulka Guyana oo qani ku ah saliidda iyo macdanta.

Wasaaradda Difaaca ayaa xaqiijisay in HMS Trent uu ka qayb qaadan doono dhoolatusyada wadajirka ah ka dib Christmas-ka.

Guyana, oo xubin ka ah Barwaaqo-sooranka, waa waddanka keliya ee ku hadla Ingiriisiga oo ku yaalla Koonfurta Ameerika.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here