Home Wararka Caalamka Toogasho ka dhacday Magaalada Södertälje oo Hal Qof ku Dhaawacmay

Toogasho ka dhacday Magaalada Södertälje oo Hal Qof ku Dhaawacmay

0
Foto: Jonas Carnesten/Sveriges Radio

Booliska ayaa lagu wargeliyay toogashada ka dhacday Södertälje, sida uu baahiyay wargayska Aftonbladet. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay

Booliisku ayaa dhankooda xaqiijiyay inay ku sugan yihiin goobta, iyagoo aanan ka warbixin sababta keentay Toogashada

– Waxaanu joognaa goobta, laakiin wakhtigan xaadirka ah ma garanayo sababta ka danbeysa, ayuu yidhi Robert Sennerdal, sarkaalka saxaafadda ee bilayska.

Sida ay sheegayaan wararka Aftonbladet, hub ayaa laga helay goobta uu weerarka ka dhacay

Waa falkii 3-aad ee rabshado ah kaasi oo ka dhaca Södertälje dhowr maalmood gudahood.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here