Home Wararka Caalamka Tirada Caruurta uu ku Dhacay Corona oo gaartay Rikoor Cusub

Tirada Caruurta uu ku Dhacay Corona oo gaartay Rikoor Cusub

0

Caabuqa Corona ayaa si aad ah ugu sarreeya carruurta dugsiyada dhigta ee da’doodu u dhaxayso 6 ilaa 11 sano. Sida ay ku qortay machadka Serum StatensĀ .

Tirakoobyada cudurka laga soo bilaabo toddobaadka 49 ilaa toddobaadka 50, tirada guud waxay noqotay 1,223 xaaladood 100,000 kiiba toddobaadka 50aad.

Laakiin carruurta ay da’doodu u dhaxayso 6 iyo 11 jir, waxa uu ku dhacay 2,679 100,000kiiba. Sida laga soo xigtay SSI.

waa heerarka ugu sarreeya ee Caruurra marka la eego Corona. Si kastaba ha ahaatee, waxay sidoo kale tilmaameen inay u muuqato in infekshanku uu Wali ku sii fidayo Caruurta.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here