Dowlada Sweden ayaa markii ugu horeesay Qiratay inaysan Buuxin Karin Sharuudaha Turkiga ee ku aadan ku Biirista MATO.
Turkiga ayaa Sweden iyo Finland ka Codsaday inay ku soo Wareejiyaan Xubno ka tirsan Kooxaha YPG ee Dalkaasi Dagaalka kula jira si loogu ogolaado ku biirista NATO.
Raisal Wasaaraha Sweden oo Shalay Khudbad ka jeedinyay Kulan ka dhacay Sweden ayaa Sheegay in Dowladiisa ku adagtahay fulinta Sharuudaha uu turkiga doonayo.
Qorshaha Sweden ee Nato ayaa mar kale u Muuqda mid Culees soo wajahay Madama Turkiga uusan Aqbaleyn Xubanimada hadii aysan soo wareejin Dadka ku sugan Sweden ee aadka loo doonayo.
Dagaalka Ukraine ee Ruushka ayaa Sababay in Sweden Deg Deg ku dalbato Nato taasi oo Carqalado Xoogan ay soo wajaheen.
Wararka kale ee Maanta
AD