Home Wararka Maanta Sweden oo sheegtay in Sadex wadan oo Norway ku jirto ka caawineyso...

Sweden oo sheegtay in Sadex wadan oo Norway ku jirto ka caawineyso iibsiga Talaalka Corona

0

Raadiyaha Sweden ayaa sheegay in dowladda Sweden go’aansatay inay ka caawiso Norway, Iceland iyo Switzerland inay soo iibsadaan tallaalada loo yaqaan ‘Covid-19.

Qaab dhismeedka wadashaqeynta Midowga Yurub, Sweden waxay ballanqaaday inay soo iibsaneyso Talaal dheeri ah oo markaa loo qaybin doono saddexda waddan.

Hada waxaan isku duba ridi doonaa howsheena si aan uga baxno dhibaatada,” ayay tiri” wasiirka ganacsiga dibada Anna Hallberg

Waa tilmaam aad loo qiimeeyay, ayay raacisay

Wasiirada ayaa rajeyneysa in tani ay horseedeyso wada shaqeyn xoogan oo dhexmarta wadamada nordigga, oo ay hareeyeen xiisad ka jirta dhanka Corona, iyadoo qaar ka mid ah ay xireen xuduudaha Sweden, iyagoo ka baqaya in cudurka uu ka dillaaco, sida ay u sheegtay idaacada Ekot.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radio sweden qeybta Afka-swidhishka

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here