Home Wararka Maanta Sweden oo kordhisay Sharciyada Dadka dib ugu soo laabanaya Sweden

Sweden oo kordhisay Sharciyada Dadka dib ugu soo laabanaya Sweden

0

Sweden waxaa ka jira sharciyo la xiriira Xaalada Corona qaarkood ayaa lagula taliyay dadka dib ugu soo laabanaya dalka in ay Corona iska qaadeen mudo 14 cisho kadib si uu u ogaado in xanuun uu jiro.

Hay’ada Caafimaadka Sweden ayaa sharcigaasi kordhisay waxayna ka dhigtay in ilaa 31 bisha October uu jirayo sharciga dhigaya in dadka dib ugu soo laabanaya dalka in ay iska qaadeen tijaabada.

Tilmaamaha ay raacayaan dadka dib ugu soo laabanaya wadanka ayaa ah kuwa looga hortagayo xanuunka Corona waxayna dadkaasi lagu sheegay kuwa Swedhishka ah iyo kuwa daganaanshaha ka heesta wadanka.

talooyinka kale waxaa kamid ah in qofka uu iska ilaaliyo la kulanka dadka kale si uusan halis u galin naftooda.

ugu danbeyn sharciga ayaa ah mid qabanaya dadka kasoo safraya wadamada aan aheyn kuwa waqooyiga yurub.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here