Duhurnimadii maanta, Hay’ada SMHI waxay soo saartay digniin heerka labaad ah oo ku saabsan duufaan xoog leh oo ku dhufaneysa Gobolka Gävleborg, habeenkii Isniinta.
Khubarada saadaasha hawadu waxay saadaalinayaan in xaddi aad u tiro badan oo baraf ah uu ku soo degi doono gobolka.
Sida laga soo xigtay SMHI, barafka ayaa u eg mid gaaraya 15-20 cm dhumuc weyn habeenka Isniinta.
Waaxda saadaasha hawada ayaa ka digtay in duufaantan ay sababi karto dhibaatooyin waaweyn
Wararka kale ee Maanta
AD