Home Wararka Maanta Soo Jeedin Cusub ” in la Xukumo Kooxaha Gangiska Qeybahooda kala Duwan

Soo Jeedin Cusub ” in la Xukumo Kooxaha Gangiska Qeybahooda kala Duwan

0
Photo/TT

Dowlada Sweden ayaa soo jeedisay Soo jeedin Cusub oo ah Xukun lagu rido kuwa kamid ah Kooxaha Gangiska ee ka jira Dalka Sweden.

Soo jeedinta Cusub ayaa ah mid lagu Xukumo kuwa aanan Dambi geysan lakin Qeybta ka ahaa Dambiga dhacay.

Dowlada ayaa tusaale u soo qaadatay kuwa Xiriirka Taleefan kala dhaxeeya kooxaha Dambiga geestay ka hor inta uusan dhicin falka.

Arintan ayay dowlada ku sheegtay mid lagu yareenayo Dambiyada dhaca isla markana Xubno badan loogu qasbayo inay kasoo baxaan kooxaha Gangiska sida uu qabo baaraha dowlada u qaabisan arintan ee Liz Tam .

Sanadihii ugu danbeeyay Dowlada Sweden ayaa xooga saartay inay la dagaalanto Kooxaha Gangiska ee wadanka ka jira taasi oo keentay in uu yaraado dhibaatada si joogtada kaga dhici jirtay Wadanka

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here