Waaxda Arrimaha Gudaha Mareykanka (Homeland Security) ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Somali ah, in loo cusbooniisiyo sharciga TPS-ka oo ah sharci KMG Â badbaadinayana qaxootiga Mareykanka ku nool Maraykanka haysana dhalashada dalkaas.
Go’aankan waxaa soo dhoweeyey Hayadaha u dooda xuquuqda Qaxootiga iyo Sharci-dejiyaasha Mareykanka ee wadey ololaha ah in dadka dib loogu cusbooneysiiyo sharciga TPS-ka
Tallaabadan ayaa boqollaalkan ruux inay sharci ku joogaan kagana shaqeystaan dalkan Mareykanka.
Shantan boqol ee somalida ah ayaa horey ugu joogay waddankan isla sharcigan TPS-ka oo ah sharci badbaado KMG siinaya qaxootiga Soomaliyeed ee aanan sifo amni awgeed dalka Somalia dib loogu celin karin.
Wararka kale ee Maanta
AD