Sida horay loo shaaciyay doorashada Sweden ayaa bilaabaneysa 9 semtemper hase yeeshee shalay ayaa si toos ah loo sii bilaabay doorashada.
Hadii aad dooneyso in aad codkaaga dhiibato waxaa sameen kartaa in aad codkaaga sii codeyso iyadoo aadan sugeenin 9 ka bisha danbe.
Goob kasta oo dalka kamid ah ayaa codkaga ka dhiiban kartaa gaar ahaan Degmada aad ku sugan tahay markaasi.
Sidee ayaa ku codeen kartaa.
Si aad u codeeso waxaa booqan kartaa beejka lagu magacaabo Val.se halkaasi oo aad ka arki karto goobta kuugu dhow ee codkaga ku dhiiban karto.
Waxyaabaha lagaaga baahan yahay si aad codkaaga u dhiibato waxaa kamid ah Kaarka Codeenta iyo Kaarka Aqoonsiga Dalka.
Wixii ku soo kordha lasoco qaabka doorashada.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD