Shirka barayaasha afka hooyo ee sanadkiiba mar la qabto ayaa sanadkaan isugu imaan doonaan qaar kamid ah macallimiinta 13 luqadood. Shirka ayaa lagu qabandoonaa magaallada Västerås ee waddanka Sweden,kaas oo dhici doona 30-31 oktober 2013 haddii uu Illaah yiraahdo.
Isdiiwaangelinta waxaa ugu danbaysa 03/10-2013 wixii faahfaahin ah kala xiriir Cumar Aadan telefoon:- 0735873063. Haddaba haddii aad tahay Bare afka hooyo,halkaan hoose iskadiiwaangeli adiga oo ku bilaabaya E mailkaaga:
https://response.easyresearch.se/s.asp?WID=923479&Pwd=35943693&key=65070,29
Luuqadaha lagu matalayo shirka ayaa waxay kaal yihiin amhariska, albanska, finska, kinesiska, kroatiska, meänkieli, persiska, romani ,rumänska, ryska, somaliska, thai iyo vietnamesiska
WQ:-Cabdicaziiz